Hargeysa (Dawan) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa wariyayaasha ku boggaasiyay shaqada ay bulshada u hayaan iyo soo tabinta warbixinada abaaraha iyo dadka jilicdasan, iyo sicir’bararka dalka saameeyay.
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ururka suxufiyinta Somaliland ee SOLJA, oo soo gaadhay xafiiska warqabadka mareegta Dawan ayaa u dhigna sidan.