Masuuliyiinta Gabiley iyo Arabsiyo oo Qalab waxbarasho gaadhsiiyay Dugsiga Kidiga.

0
332

Gebilay (Dawan) – Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gabiley iyo gudoomiyaha magaalada Arabsiyo ayaa qalab Wax-barasho gaadhsiiyay Dugsiga Kidiga.

Waxa dugsigaas gaaadhay wafti uu hogaaminaaya badhasaab ku xigeenka gobolka gabilay cali case, oo uu wahelinaayay godoomiyaha gadmada arabsiyo, isuduwaha waxbarashada iyo maamulka waxbarashada ee magaalada arabsiyo.

Godoomiyaha dagmada arabsiyo xamse sacad ayaa maaanta gaadhsiiyay deegaanka kidig ee dagmada arabsiyo dharka balcada, buugaagta iyo qalimaanta ay ardaydaasi ay wax ku dhigandoonto, si loogu dhiirigaliyo wax barshada.

Sidookale maamulka magaalada Arabsiiyo ayaa iyana halkaas gaadhsiiyya buugaagta man-hajka wax barashada ee ardayda loogu talagalay.

Ugu horayn waxaa halkaas ka hadlay isuduwaha waxbarashada ee gobolkaas, waxaanu sheegay inuu uga mahad celinaayo gudoomiyaha agabkaasi uu keenay iskuulkan Dugsiga Kidiga.

Dhiniciisa waxa isn ahalkaa ka hadlay godoomiyaha gadmada arabsiyo xamse sacad Aw muuse iyo gudoomiye ku xigeenka dagmada arbsiyo

Waxay sheegeen inay deegdaasi ay uugu talagaleen 72 arday ay ku wareejinayaan iskuulkaasi.

Isuduwaha caafimaadka ayaa isna gaadhsiiyay iskuulkaasi deeq qalab caafimaada.

Leave a Reply