Xikmadaha Maanta

0
625
  • Inaad awoodaadu intay tahay u noolato iyadoo wax badani ka maqan yihiin ayaa ka wanaagsan inaad u noolaato nolol ku dayasho cid kale ah, xataa haday tahay mid dhamaystiran”

 

  • Wax kasta oo aad ku riyooto lama helo, waxa la helaa waxaad u dadaasho”
  • Aar gudashada u weyni waa adigoo cafis sameeya”
  • Noqo sida ubaxa oo xataa gacmaha jaraya siiya udgoon”
  • Wanaag horumarso si markaaga laguu wanaajiyo”
  • Go’aanka kasta oo aad gaadhayso ka fikir wuxu horseedayo”

 

Leave a Reply