Hargeysa (Dawan) Baanka dhexe ee Somaliland ayaa gubay qaybo ka mida shilinka Somaliland oo duugoowday.
Lagacagtan baanka dhexe gubay sheegayna inay duugawday ayaa waxay kala ahaayeen 𝟱-ka shilin, 𝟭𝟬-ka shilin, 𝟮𝟬-ka shilin, 𝟱𝟬-ka shilin iyo 𝟭𝟬𝟬-ka shilin.
Baanka dhexe war-saxaafadeed uu soo saaray uu ku sheegay in lacagtaasi culays dhaqaale ku haysay baanka, isla markaana shaqaalaha baanka ay lacaghaasi ku haysay dhibaato caafimaad.