Culimada Somaliland oo ka Hadlay Geerida Sheekh Cabdinaasir oo Kismaayo lagu Dilay

0
350

Hargeysa (Dawan)  Culimada Somaliland,ayaa xalay si adag uga hadlay dilka iyo Geerida Marxuum Sheekh Cabdinaasir Xaaji Cabdi Yuusuf oo qarax lagu dilay magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya oo sheekh uu u tegay jeedinta muxaadarooyin diini ah.

qaar ka mid ah Culimada waawayn ee Somaliland ee ku sugan caasimadda oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Masjidka Cali Mataan ee badhtamaha Hargeysa ayaa guud ahaan qoomiyadda Soomaalida,qoyskiisii,qabaabadii iyo umadda Somaliland ba ka tacsiyeeyay geerida sheekha.

waxaanay si adag u cambaareeyeen falka foosha xun ee sheekha lagu dilay.

Halkan ka Daawo

 

 

Leave a Reply