nXikmadaha

0
280

nXikmadaha

  • Adhigu weligooda waxay ku nool yihiin cabsi ay ka qabaan Waraabaha laakiin aakhirka waxa qasha kan ilaaliya.
  • Qofka banii aadamka Maalin kasta cimrigiisu wuu sii yaraanaya, mana dareemayo, laakiin haddii  maalkiisu yaraado wuu tebaya , iyadoo haddana maalka uu soo celin karo laakiin cimriga aanu soo celin karo.
  • Ilmadu waa qaabka caqligu u hadlo marka afku awoodi waayoinuu qeexo xanuunka haya.
  • Si kasta oo dadaalkaagu u hooseeyo, marna ma noqonayo waxba la’aan
  • Kalinimada haka baqan ka cabso saaxiibad khariban
  • Qofka nolosha ka dhacsan ha niyad jebin ee dhiirigeli
  • Haddii aad yaraysato waxa aad haysato, weligaa ma haysan doontid wax kugu filan.
  • U fikir sida boqorad oo kale, boqoraddu kama baqdaan guuldaro.
  • Guuldaraddu waa wado kale oo guusha lagu gaadho.
  • Noqo mid ku mahad naqa inta uu haysto, waxaad Ku dhamaysan doontaa adigoo wax badan haysta.

Leave a Reply