Saddexda Kooxood ee Goolasha ugu Badan Dhaliyay Horyaallada Yurub Ilaa Bilowgii 2022

0
373

Kooxda Liverpool ayaa ah kooxda goolasha ugu badan dhalisay horyaalada yurub tan ilaa markii uu bilowday sanadka 2022 ee haatan lagu jiro bishii 3-aad.

Liverpool ayaa dhalisay 31 gool ilaa haatan sanadka 2022 waana koox ku faanaysa weeraryahano halis ah xilli ciyaareedkan tan ilaa markii uu bilowday.

Kooxda Barcelona ayaa ah kooxda 2-aad ee ugu goolasha badan sanadka 2022 ilaa haatan iyaga oo dhaliyay 28 gool tan ilaa bilowgii sanadka 2022.

Kooxda Borussia Dortmund ayaa la goolal ah kooxda Barcelona kuwaas oo dhankooda dhaliyay 28 gool ilaa haatan sanadka 2022 horyaalada qaarada yurub.

Leave a Reply