Wasiirka arrimaha Dibadda   Somalilnad oo kulan la qaatay Jaaliyadda Somaliland ee Washintoon.

0
493

Waashitoon (Dawan) – Wasiirka wasaaradda arrimaha Dibadda ee Somalilnad Dr. Ciise Keyd Maxamuud oo uu weheliyo la taliyha dhaqaalaha ee madaxweynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Somaliland ee Washintoon.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlayey soo dhawaynta Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo oo ku waajahan dalka Maraykanka, kuwaasoo kulanno la qaadan doono madaxda, jaaliyadda, iyo saaxibada Somalialnd ee ku sugan Maraykanka.

Leave a Reply