Somaliland: Komishanka AIDS ka  oo war cusub  kasoo saaray xaaladda faafitaanka Xannuunka HIV/AIDS

0
507

Hargeysa (Dawan) Agaasimaha fulinta koomishanka ee xakameynta Hiv Aids-ka Somaliland, Axmed Cabdi Ismaaciil, oo maanta hor yimidi guddida joogtada ah ee golaha guurtidan Somaliland, ayaa waxaa xarunta aqalka odayaasha ee golahaasi ku soo dhaweeyay guddoomiyaha guddida joogtada ee golahaasi mudane Dayib Xasan Axmed.

Agaasime Axmed  ayaa ka hadlay tirada guud ee dadka laga helay xannuunka Hiv/Aids, sannadkii ina dhaafayt, inta rasmiga ah ee dawada qaatada iyo waliba inta suuqa gashay.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay caqabadaha iyo duruufaha ku gadaaman dadka la nool xannuunka Hiv/Aids.

Waxaa kale oo uu sheegay in Manhajka waxbarashada ee dugsiyada sarre lagu daro qayb ka mida xannuunka Hiv/Iads iyo barashadiisa, isaga oo arrimahaasi iyo arrimo kale ka hadlayana waxa uu yidhi.

Halkan ka daawo

 

Leave a Reply