Suugeynta Iyo Curinta Shirkad Macaash Badan

0
519

Curinta iyo abuuridda ganacsi macaash keena waxay ku xidhan tahay inaad marka hore aad daraasad dhamaystiran ka samayso suuqa iyo bulshada aad doonayso inaad wax ka iibiso. Sidaa darteed waa inaad diyaarisa qorshaha ganacsi oo dhamays tiran (business plan). Qorshaha waxaad si fudud u ogaanaysa in baahi loo qabo meheradda aad furayso iyo in kale iyo weliba heerka tartamayaasha suuqa haddii ganacsiga aad furaysaa yahay mid hore suuqa uga jiray.

Haddaba magaca Sunji waa buste loo sameeyay gacmo dhaadheer oo qabowga laga xidho marka la daawanayo Tv-ga ama buugaagta la akhriyayo. Bustahan waxa la hindisay  gugii 2008 ilaa dhamaadkii 2009.

Shirkadda fikradan soo saartay ee dalka Maraykanka ayaa mar keliya faa’iday 20 Milyan oo doller bilihii ugu horeeyay.

Bustahan keliya ayaa lagu iibinayay 10- 20 waxaana ay noqoday mid caan ah iyo fikrad cusub oo loo baahnaa oo suuqa soo gashay iyadoo goobaha lagu iibinayay kayuu loo galay.  Shirkadda ayaa sheegtay inay samayso qorshe dhamaystiran ka hor bilaabidda ganacsiga bustaha Suni.

Leave a Reply