Hurdada Badani Maaha Caafimaad

0
315

Daraaasadaha is daba jooga ah ee ka soo baxaya aqoonta sii kordhaysa ee Aadamiga ayaa cadaysay in hurdada aad u badani aanay qofka u lahayn haba yaraatee wax faa’iido ah.

Saynisyahano iyo cilmibaadhayasha ayaa intaasi raaciyay  in maskaxada aanay faa’iido ka helin hurdada wakhtiga dheer iyadoo xataa waxyeelo ku keeni karta mudada badan ee ay shaqadii caadiga ahayd ka maqan tahay, waxaana ay daraasaddu beenisay dadka aaminsan in hurdada badani u tahay maskaxda nasasho iyo caafimaad.

 

Warbixintu waxay intaasi raacisay in riyadu ku badanto dadkaasi inkasta oo  riyooyinkani ku kala badan yihiin raga iyo dumarka iyagoo ku sii badan yihiin dumarka wakhtiga badan seexda..   Daraasadda ayaa lagu sheegay in riyadu ay door weyn ku leedahay dareenka iyo dhaqanka qofka. Waxayna ku talisay daraasaddu in aan qofku habeenkii seexan saacado badan oo xad dhaaf ah.

 

Leave a Reply