Ilaalinta Waajibaadka Waalidka!

0
504

Qaanuunka Samafalka iyo ixtiraamka waalidka ayaa dalka Shiinuhu soo saaray sanadkii 2012. Sharcigan ayaa dhigaya in waalidku soo dacwayn karo ilmaha uu dhalay ee si joogto ah u soo booqan waaya.

Sharciga ayaa khasab kaga dhigaya qof  kasta inuu u samafalo waalidiintiisa ilaa inta u dhimanayo.

Waxaana jira ganaax lacageed oo laga qaadayo qofkii uu waalidkiisu ku soo oogo dacwad ah inuu ixtiraami waayay isla markaana xidhiidhin waayay, oo ku soo booqan waayay, kana war hayn waayay xaaladiisa, madaama uu yahay mid isaguba daryeeli jiray yaraantiisa

 

 

 

 

Leave a Reply