Ximadaha Maanta

0
429
  • Waxba kuma kala duwan xagga midabka Milixda iyo Sonkortu, laakiin inay kala duwan yihiin waxa lagu gartaa oo keliya dhadhanka. Dadkuna waa sidaasi waa isku muuqaal laakiin markaad la dhaqanto ayaad kala garataa kan wanaagsan iyo kan xun.
  • Kama baqdo qofka fikiraya ee khaldan, waayo wuu ka soo noqonayo khaladka markuu fahmo. laakiin waxaan u baqaa qofka saxan ee aan fikir lahayn ee dadka ku dayda, maxaa yeelay waa la leexin karaa.” Qasli

Shimbiruhu markay nool yihiin iyaga ayaa cuna qudhaanjada, laakiin markay dhintaan shimbiraha ayaa cuna qudhaanjada. Xaaladaha dunidu sidaasi ayay ilbidhiqsiyo isugu bedelaan ha dhayalsan qofna meeqaamkiisa

Leave a Reply