Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Daah’furtay Wajiga labaad ee   Mashruuca dib u Habaynta Shaqaalaha

0
580

Hargeysa (Dawan) Hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa daahfurtay wajigii labaad ee mashruuca dib u habaynta shaqaalaha dawladda Somaliland.

Munaasibadan oo ka qabsoontay xarunta hoolka hay’adda shaqaalaha dawladda ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka mid ah golaha wasiirada, masuuliyiinta hay’adda shaqaalaha iyo marti sharaf iyo mudan kale.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply