Kooxda Manchester United oo Wada-hadallo la Qaadatay Mauricio Pochettino

0
226

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la qaateen tababaraha kooxda PSG ee Mauricio Pochettino sida ay sheegayaan wararku.

Mustaqbalka tababaraha reer Argentine ee PSG ayuu shaki ku jiraa kadib markii kooxda looga reebay wareega 16-ka champions league waxana uu bartilmaameed u yahay kooxda Man United si la mid ah Erik ten Hag.

Waxaa lagu soo warramayaa in Red Devils ay wadahadalo la yeelatay Ten Hag todobaadkii hore laakiin waxa ay raadinaysaa tababaraha saxda ah si ay ugu badasho tababarhaa ku meel gaadhka ah ee Ralf Rangnick.

Sida laga soo xigtay Metro, Pochettino ayaa hadda wadahadalo la yeeshay maamulka Man United waxana uu u sheegay in uu jecelyahay in uu ku laabto premier league marka uu ka tago PSG.

Man United Ayaa ku qasbanaan doonta in ay bixiso lacag si ay u hesho PSG ilaa ay PSG shaqada ka caydhiso Tababaraha reer Argentine si ay Man United qaab xor

Leave a Reply