Wararka Dalka Raila Odinga oo si Dareen tabaasho leh uga Hadlay Masiibadii Dabkii Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa By Khadar Maxamed - April 2, 2022 0 463 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Nayroobi (Dawn) Raila Odinga Hoggaamiyaha xisbiga ugu wayn Dalka Kenya, horena u ahaa raysal-wasaarihii dalkaasi ayaa ka hadlay masiibada dab ee ku dhacday suuqa ugu wayn magaalada Hargeysa ee Waaheen.