Warshad saliidda sifeysa oo ku taalla Ukraine oo burburtay

0
273

Hargeysa (Dawan) Warshad saliidda sifeysa oo ku taal bartamaha magaalada Kremenchuk ee dalka Ukraine ayaa gebi ahaanba  burburtay kadib markii uu weeraray Ruushku.

“Dabkii ka kacay warshadda sifaynta waa la damiyay, laakiin gebi ahaanba xarunta ayaa baaba’day, mana sii shaqayn karto,” Lunin Dmytro Lunin, guddoomiyaha gobolka Poltava ayaa sidaasi yidhi.

Kremenchuk waa xarun warshadeed oo muhiim ah oo ku taal bartamaha Ukraine.

Leave a Reply