Hawlgal ka dhan ah Yaxaaska oo ka socda Mozambique

0
631
American Crocodile with open mouth at Tarcoles River, Costa Rica

Hargeysa (Dawan)  Ugu yaraan 8 qof ayaa sannadkan Yaxaasku ku dilay degmada Manica ee dalka Mozambique, una dhaw xadka Zimbabwe.

Dowladda Mozambique ayaa bilowday howlgal ka dhan ah Yaxaaska si looga hortago dhibaatada u ku hayo dadka deegaanka.

Agaasimaha gobolka ee arrimaha deegaanka ee Mozambique ayaa sheegay in shirkad gaar ah loo xil saari doono ururinta ukumaha Yaxaaska si loo dhimo dhalashadooda.

Inta badan weerarada Yaxaaska ayaa ka dhacay dacalka    wabiga ee gobollada Mussores, Manduzi iyo Machaz.

Leave a Reply