Wasiirka biyaha oo xarun cusub ka dhagax-dhigay gobolka Saaxil taas oo…

0
433

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland, mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), oo ay wehelinayaan masuuliyiinta gobolka, degmada iyo maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Berbera ayaa dhagax dhigay {Xarunta wasaaradda horumanrinta Khayraadka Biyaha ee gobolka Saaxil.).

Xaruntan ayaa noqon doonta mid adeeg bixinta biyaha ee gobolka Saaxil, wax weyn ka tari doonta.

Dhismahan ayaa noqon doonra mid ay bulshada qaybahooda kala duwan ugu adeegi doonaan maduuliyiinta wasaaradda biyaha ee gobolka Saaxil.

 

Leave a Reply