Wakhtiga tegay iyo mustaqbalku waxay isugu eeg yihiin si ka badan siday isu eeg yihiin dhibcaha roobka”. Xikmadaha qoraalada caalimka Abu-Zaid, A/rahman Ibnu Khaldun
Haddii aad mar kasta ka cadhooto wax kasta oo aan ku raalli gelin weligaa nolol degan helimaysid.
- Wanaagga iyo Khayrka minjo u noqo, laakiin sharka madax ha u noqon.
- Marka aad saaxiibka ku caawiso fuulidda buurta, adiguna waad ku xigi..
- Ogow dunida in runtu tahay mar kasta mid aan la faafin.
- La fadhiiso dadka caqliga badan, xitaa haddii ay yihiin cadawgaaga, waayo caqligu caqliga ayuu la hadlaa.
- Qofka oo naftiisa ka hela, qabkiisana ku qancaa waa tilmaanta nacasyada lagu garto.
- Nacasyadu dadka ayuunbay faaleeyaan.
- Qofka ka aflagaado badan, bar dulqaadka, waayo qof kastaa waxa uu hayo ayu bixiya.