Nuxurka Qodobada xudunta u ah Ajandaha Kal’fadhiga saddexaad ee Golaha Wakiillada Somaliland

0
589

Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay ajandaha Kal’fadhiga saddexaad, ee ay   ku shaqayn doonaan.

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland oo uu shir’guddoominaayay guddoomiyaha golahaasi mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa mudanayaasha loo qaybiyay ajandaha Kalfadhiga saddexaad, waxaanu ka codsaday in ay soo   naaqishaan ajandaha si maalinta bariya loo gudda galo.

Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed,  ayaa  mudanayaasha u akhriyay qodobada uu ka kooban yahay ajandaha ay ku shaqayn doonaan.

Warkan qoraalka ah kaga boggo nuxurka qodobada xudunta u ah ajandaha kalfadhiga saddexaad ee golaha wakiillada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here