Maareeyaha Dekaddaha Somaliland oo ka hadlay xoolihii ugu badna ee hal mar ka dhoofa Dekadda Berbera

0
211

Qore Khadar M. Xaashi

Berbera (Dawan) Maareeyaha dekaddaha Somaliland Eng  Siciid Xasan Cabdillaahi, ayaa sheegay in saddex Markab oo qaadi doona xoolihii ugu tirada badna ay ku soo xidheen dekadda Berbera.

Xoolaha habeen hore ka dhoofay dekadda Berbera, ayaa tiradoodu dhan tahay 130 kun oo neef, waana xoolihii ugu badna ee hal mar ka baxa dekadda, tan iyo intii xannuunka Covid-19 uu adduunka saameeyay.

Maareeye Siciid ayaa tilmaamay in dekadda kaliya loo xidhay dhoofka xoolaha, mudadii ay socotay raristoodu, isaga oo intaas raaciyay in mudnaanta koobaad la siinayo xoolaha, madaama waxa kaliya ee aynu dhoofinaa ay yihiin xoolaha nool.

Waxaanu yidhi.“ALLE ayaa nagu simay caawa oo bishu (Habeen hore)21 tahay, caawa dhoofkii ugu weyna ee xoolaha ayaa ka socda dekadda, waa markii u horraysay ee 3 Markab aanu hal mar soo wada xidhno, Mega 1 oo qaadaya 45 kun oo neef, Xaaji Aamina oo qaada 50-kun, iyo caadil oo isna qaadaya 35 kun.

ILLAAHEY ayaa mahad iska leh, moosinkani waxa uu soconaya ilaa 5 July, ahna moosinkii Xajka, waxaan halkan uga mahadcelinaya shaqaale weynaha dekadda oo masuuliyad dheerada iska saaray, sidii ay xoolahaasi u bixilahaayeen, ahna markii koobaad ee saddex Markab hal mar la soo wada xidho, iyada oo mudnaanta koobaad la siiyay xoolaha, waana waxa kaliya ee aynu dhoofino, dhammaan Maraakiibtii kale ee ku xidhnayd meesha waanu ka furnay si mudnaanta loo siiyo xoolaha nool, xil weyn ayaanu iska saarna, inta hadhayna waxa aanu rajjeynayna in sida ugu dhakhsaha badan nooga anbabixi doonaan ILLAAHEY fadligiisa, waxaanu rajeynayna haddii ILLAAHEY yidhaahdo in xoolaheena suuq fara badan loo helo,”

Dhoofkan xoolaha ee dekadda Berbera ka baxay ayaa imanaya xilli abaar baahsani ay ka jirto Somaliland iyo degaanada kale ee ay Somalidu degto.

Leave a Reply