Xikmadaha

0
356
  • Inaad guulaysataa waxay ku jirtaa gacmahaaga, laakiin kuma jirto gacmaha dadka kale.
  • Haddii aad doonayso inaad nolol wanaagsan ku noolaato, ku xidh naftaada Allah (sw), laakiin haku xidhin ashkhaas.
  • Ha murugoon. Wax kasta oo aad weydaa waxa ay kuugu imanayaan qaab kale.
  • Farshaxanka fahamku waa in aad gaato waxa aanad rabin
  • Sabir marka aad fadhido mugdiga. Waagu wuu soo socdaa.
  • Mar kasta oo aad deggentahay, waxa kordha awooddaada maqalka.
  • Haka fikirin xasuusato fursad ku dhaaftey, si aanay kuu dhaafin fursad kale.
  • Walaalkaa waani oo ha fadeexadayn, canaano adigoon niyadiisa dhaawacayn.
  • Nin indhoole ah aya habeen u baxay dhinaca webiga, laakiin wuxu sii qaatay faynuus. Dadkii ayaa wediiyay sababta uu u qaadanayo Faynuuska madaama uu indhoole yahay , waxaana uu ugu jawaabay inuu doonayo inay kuwa indhaha qabaa kaga baydhaan.

Leave a Reply