Mucjisada Xukunada Maxkamadda!

0
300

Sanadkii 2011  garsoore  Maraykan ah oo wakhtigaasi ridayay go’aanka xukunka soo dhamaaday uu ka gaadhay ayaa ku xukumay nin lagu magacaabo Clifton Willymer  oo ka mid ahaa dadkii go’aanka maxkamadda dhegaysanyay xukun 6 bilood xadhig.

Xaakinka ayaa ka cadhooday ka dib markii uu ninkaasi aad u hamaansaday oo dadkuna kuwada jeesteen dhawaaqa hamaansigiisa, Garsooraha ayaa arinkaasi aad uga cadhooday oo u arkay inuu xaqirayo go’aanka xukunka maxkamadda.

Laakiin waxa la sii daayay Wiltmer markii uu xidhnaa muddo 3 toddobaad ah, ka dib markii la dhaleeceyay xukunka lagu riday.

Leave a Reply