Xikmadaha Maanta

0
301
  • Kuwo murugaysani maaha inay wax kasta waayeen , laakiin waxay la muurugoonayaan wax ka maqan oo ay tebeyan.
  • Sid aad guul u gaadho fikirkaaga iyo ficilkaaga raaci talo saarashada Allah (sw).
  • Haka werwerin waxay dadku kugu sheegayaan waayo waxaad tahay aadame gef badan.
  • Waxa badan haku mashquulin fikirka arin dhib kugu haya, laakiin Allah (sw) weydiiso dhenbi dhaaf, maxaa yeelay denbi dhaafku wuxu furaa albaabo aanu fikirku furin.
  • Ma jiraan dad ka cabanaya maskaxahooda , laakiin ogow maskaxda ayaa ka horaysa jidhka iyo wax kasta.
  • Ma jeclid in qaladka kaa dhaca lagu canaanto, ama laguu saxo sida ugu adag. Adiguna iska jir arinkaasi, u sax dadka khaladkood si degan.
  • Qofka yidhaahda “ Aduunyadan jeclaanaya, Allaha si dhab ah ayaan u jeclaanaya, been ayuu sheegayaa” Imaamu Shaafi.

Leave a Reply