Xikmadaha

0
297
  • Dadku inay daacadnimo kugu nacaan ayaa ka fiican in ay kugu jeclaadaan munaafaqnimad
  • Way fuduahahay inaad xaqirto wax aanad helin karin.
  • Dulmiga waxaa samayn kara oo keliya cidda awoodda leh.
  • In aad noqoto qof daacad ah  macnaheeda ma ahan in aad tahay qof daciif ah.
  • Caqabad kasta waxa ay ku tusaysaa, wadadii aad ku guuleysan lahayd.
  • Wax kastaa oo dhalaalaya ha raacin ! waayo, dabkuba wuu dhalaalaa.
  • Qof kasta xumaanta waa arkaa , laakin wanaaga dad yar ayaa arka.

Leave a Reply