Nolosha Shimbiraha Ee Yaabka Leh!

0
554

Koox cilmi baadhayaal Maraykan ayaa sheegay inay ku guulaysteen  inay helaan shimbir yar oo ku nool Austerliya oo awood u leh inay kuwada xidhiidhaan hadalka sida dadka oo kale. Shimbirkan ayay sheegeen inuu leeyahay  heeso iyo weliba dhawaaqyo uu isugu yeedho. Waxa kale oo ay cadeeyeen in uu leeyahay hab la mid ah kan aadamiga oo ah inay waada sheekaystaan.

 

Cilmi baadhayaasha ayaa intaasi ku daray  inuu dhawaaqa iyo xidhiidhinta codka shimbiraha noocan ahi awood u leeyihiin kaasi oo ay kaga duwan yihiin codka iyo cida kala go’an ee shimbiraha kale.

Cilmi baadhayaasha waxa intaasi ku dareen in shimbiruhu dhamaantood ay leeyihiin dhawaaqyo ay isku gartaan laakiin kuwaasi ay yihiin kuwo aan xidhiidh ahayn oo cid xayawaanada kale la mid ah.

Leave a Reply