- Dadka kula hadal heerka fahamkooda
- Jaahilka aan wax baran hal mar ayuu khasaaray, laakiin Caalimka cilmigiisa iloobay kun jeer ayuu khasaar.
- Xoriyadda xanuunka leh waa ay wanaagsan tahay farxadda adoonsiga wadata.
- Erayada debecsani waxa ay jiliyaan qalbiyada dhagax ka adag.
- Erayda qalafsani waxa qalajiyaan oo adkeeyaan qalbiada naxariista leh.
- Liibaantu waa inaad naftaada ka adkaato.
- Haddii dhakhtarku dawo isku mid ah kudaweeyo dadka oo dhan, badankoodu waa ay dhiman lahaayeen.