Isku Aadka Heerka Guruubyada Horyaalka Champions League oo la soo Saaray

0
276

Liverpool iyo Rangers ayaa ku kulmi doona wareega group-yada Champions League, halka Manchester City laacibkeeda Erling Haaland uu qarka u saaran yahay inuu wajaho kooxdiisii ​​hore ee Borussia Dortmund.

Kooxda haysata horyaalka Scotland ee Celtic ayaa isku group ku jira kooxda heysata horyaalka ee Real Madrid, halka Chelsea ay waajihi doonto AC Milan.

Eintracht Frankfurt, oo markii u horeysay heerka guruubyada soo gashay ayay isku group ku wada jiraan Tottenham.

Kooxaha Bayern Munich, Barcelona iyo Inter Milan ayaa isku beegmay oo ku wada jira Group.

Isku aadka heerka groupyada oo dhamaystiran:

Group A: Ajax, Liverpool, Napoli, Rangers

Group B: Porto, Atletico Madrid, Bayer Leverkusen, Club Bruges

Group C: Bayern Munich, Barcelona, Inter Milan, Viktoria Plzen

Group D: Eintracht Frankfurt, Tottenham, Sporting Lisbon, Marseille

Group E: AC Milan, Chelsea, RB Salzburg, Dinamo Zagreb

Group F: Real Madrid, RB Leipzig, Shakhtar Donetsk, Celtic

Group G: Manchester City, Sevilla, Borussia Dortmund, FC Copenhagen

Group H: Paris St-Germain, Juventus, Benfica, Maccabi Haifa

Manchester United oo si Dadban

Leave a Reply