Hargeysa (Dawan) โ ๐๐๐๐จ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฐ๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐๐ฐ๐๐ก๐๐ง waa muwaadin ๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ๐, waana haldoor bulsho inta badana ku hawlan hagaajinta iyo dayactirka jidadka caasimada Hargeysa.
๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ซ, ๐๐๐๐-๐ค๐ข๐ข Duqa caasimada Hargeysa mudane ๐๐๐๐๐ข๐ค๐๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ ๐, ayaa madal ilyartu isqabatay oo lagu abaalmarinayay kartida iyo awooda waxqabad ee Aabahan 120 jirka ah kaga dhawaaqay, in uu siin doono mushahar ku filan nolosha isla markaana u dhisi doono guri hantiya.
Booqasho gaaban oo aan xaafada ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ku tagey waxaan si kedis ah ula kulmay ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐๐ฐ๐๐ก๐๐ง oo hortagaan guri dhismihiisu dhammaad ku dhaw yahay.
Baskii aan la socday ayaan si hal haleel ah uga degay, waan salaamay muwaadin ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐๐๐ฐ๐๐ก๐๐ง, bariido kadibna waxaan ka wareystay adeer gurigan dhismihiisu dhammaadka yahay ma kii maayirka caasimada Hargeysa ku balanqaadayba, waxaanu igu jawaabay โ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ซ ๐ฐ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ข๐ข ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ค๐ก๐๐ฒ๐ซ ๐ก๐๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ข๐ข ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ช๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ช๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จ๐ฅ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐ ๐๐๐ง๐ค๐ฎ, ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ ๐๐๐จ ๐ ๐๐๐จ ๐๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐๐ซ๐๐ฒ๐, ๐จ๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ข๐ง ๐๐ข๐ข๐ง๐ ๐๐๐ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐๐๐ซ๐จ ๐ฎ๐ฎ๐ง๐๐ ๐ฎ ๐ก๐๐๐ก๐๐ฒ, ๐ฐ๐๐๐ง๐๐ง ๐ฎ ๐๐ฎ๐๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ค๐ก๐ข๐ซ๐จ ๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐ช๐๐ฅ๐๐ข๐ ๐จ๐จ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ ๐จ๐จ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐๐ก ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐จ, ๐ฆ๐ฎ๐ซ๐๐๐๐ค๐จ๐จ๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐๐ฌ๐ข ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ง๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐ข๐๐ข๐ ๐ญ๐ ๐ค๐ ๐ฌ๐๐๐ซ๐จโ.
Intaas waxa uu ku daray โMaayir Mooge ๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ฒ๐ ๐ฆ๐๐๐ก๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ฒ๐, maalintii uu ii balanqaaday mushaharka in uu i siinayo ayuu ii bilaabay, ilaa haddana wuu ii socda, ana shaqadii wali waan wada.โ
๐๐จ๐ซ๐ ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข