Magaalada Hargeysa oo lagu Qabtay kulan lagaga tashanayo xaalada Barakacayaasha dalka

0
337

Hargeysa (Dawan) Waxa magaalada Hargeysa maanta ka furmay kulan lagaga arrinsanayay kor u qaadista adeeg bixinta dadka barakacayaasha ah.

Kulankan ayaa ahaa mid diirada lagu saaray sidii dadka barakacayaasha ah ee ku sugan gudaha dalka qorshe looga yeelanlahaa.

Kulankan oo ay siwada jira u soo qaban qaabiyeen hay’adda barakacayaasha iyo dawladda hoose ee degmada Hargeysa.

Geesta kale waxa kulankan goobjoog ka ahaa hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa Qaramada Miboobay ee fadhigoodu yahay Somaliland.

Leave a Reply