Tartanka Gobollada Kooxaha Qaba Baahiyaha Gaarka ah ee Maqalka oo Meel Xiiso leh Maraya

0
220

Garoonka kubadda cagta Hargeysa Staduim ayaa maalmihii u dambeeyay wax aka socday tartanka gobollada Somaliland ee dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee maqalka.

Tartankan oo ah mid ay soo abaabushay wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha iyo xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa maalintii sabtida ee todobbaadkan.

Maalmihii uu socday tartankan ciyaartoyada kooxaha qaba baahiyaha gaarka ah ee gobolllada Somaliland, ayaa waxa dhacay kulamo adag oo xiise leh.

Tartankan ayaa socon doona todobaadkan illaa todobaadka dambe, waxaa dhici doona kulamo adag oo dhexmari doona gobollada dalka.

Tartankan ayaa waxa ka qaybgalaya dhamaan kooxo ka kala dhisan lixda gobol ee dalka.

Ciyaar ka mid ah tartankan oo shalay garoonka Hargeysa ku dhexmartay labada gobo lee Sool iyo Togdheer ayaa ahayd mid aad u xiiso badan oo ay labada kooxoodba soo bandhigeen, waxaana ciyaartaas ay guushu ku raacday kooxda Gobolka Togdheer oo saddex gool qaybtii hore ee ciyaartaba ka dhalisay dhiggooda Sool, waxaanay ku idlaatay ciyaartu 3-

Leave a Reply