Xikmadaha

0
341
  • Haddii aad isu taagtid inaad hawl qabato ama in aad dadka fikrad ka dhaadhiciso

waa inaad isu taagtaa sidee geedka oo kale, waayo geedku marna ma daalo.

  • Haddii aad dhulka ku soo dhacdidna waa inaad usoo dhacdaa sida midhaha geedka ee haddii ay dhulka ku soo dhacaan haddana soo baxaya.
  • Ma seexdo qofka ahlu Naarka ahi waayo wuxu ku  jiraa Cadaabaka Allah oo xidhiidh ah.  Allah ha inaga nabad geliyo.
  • Nin Faylasuuf ah ayaa marti qaaday koox asxaabtiisa ka mid ah , mid ka ah ayuu ku yidhi markii uu arkay cuntada yaraanteed iyo dadka tiradooda waxa wanaagsanayd inaad u kordhiso martidaada raashinka.     Faylasuufka aya ku jawaabay “Haddii martidaydu caqli badan yihiin ku filan raashinku, haddii kalena raashinka ayaaba ka badan wixii ay xaq u lahaayeen“  Faylasuufkan ayaa aha Sokhret oo ahaa nin faqiir ah laakiin deeqsi ah oo xikmado badan, waana ninka ugu caansan ragga falsafadda.

Leave a Reply