Wasaaradda Cadaaladda oo Ruqsadihii kala Noqotay Qaar ka mida Nootaayooyinka Gobolka Maroodijeex

0
399

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda cadaaladda Somaliland, ayaa qaar ka mida nootaayooyinka gobolka Maroodijeex kala noqotay ruqsadihii iyada oo u cuskatay qodobka 18aad ee xeerka Nootaayooyinku Xeer Lr: 18/2001 ku waas oo sifo sharciga  waafaqsan looga laalay ruqsadihii ay haysteen.

Waxa lagu wargeliyay in  wixii dhokmentis ah iyo shaanbadaha ah ee ay hayaan ay ku wareejiyaan agaasimaha waaxda wasaaradda cadaaladda ee gobolka Maroodijeex.

Wixii gobolada ahna Isku-duwayaasha gobolada ee wasaaradda Caddaaladda  sida uu dhigayo Qodobka 7aad farqadiisa 3aad ee Xeerka Nootaayooyinka Xeer Lr:18/2001

Halkan ka Akhri

Leave a Reply