Caadooyinka Dhalasha Caruurta

0
301

Dunida waxa ka buuxa caadooyin badan oo kala duwan. Dalka Baraasiil gabadha Uurka leh ayaa ka hor inta aanay umulim sii diyarisa seled ay ka buuxaan waxyaabaha xusuusta ah si ay u siiso dadka ku soo booqda Isbitaalka marka ay dhasho.

Waxayaabaha ay diyaariso waxa ka mid ah buugaag , macmacaan, iyo hadyado kale iyo qoraal uu magaca ilmaha dhashay ku jiraa. Iyo weliba mahadnaq qofka loo celinayo.

Dalka Malaysiya ayaa insa ilmaha yar loo sameeya xaflado la marinayo dhagxan kulul

Leave a Reply