Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo bixiyey Cashuurta Gurigiisa..Daawo Muuqal

0
329

Madaxweynaha ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa xarunta degmada Ibraahim kood-buur ee dawladda hoose ku bixiyey cashuurta Guriga uu degen yahay.

Cabdiraxmaan Saylici ayaa maray nidaamka cashuur-bixinta ee muwaadiniinta loogu talogalay, waxaana hadal uu jeediyey ku amaanay dawladda hoose ee Hargeysa horumarka ay samaysya, isagoo si gaar ah u majeertay bilicda iyo habsanaanta xarunta Waaxda ee uu lacagta ku bixiyey.

“meel shacabka loogu adeeggo meeshii ugu quruxda badnayd ee ugu dharafta badnayd ayaan halkan ku arkay”ayuu yidhi Saylici.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply