0
282

Xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa soo saaray jadwalka kala sareynta kooxaha horyaallada heerka koowaad iyo heerka labaad ee caasimadda Hargeysa.

Kala sareynta kooxaha heerka koowaad ee caasimadda Somaliland oo maraya todobbaadkii 17aad ayay kooxuhu isku dhibco dhaw yihiin, taasoo muujinaysa in dheegga ay isku wada hayaan kooxo waawayn oo dhibic ama laba kala sareeya, inkastoo horyaalku dabayaaqo yahay.

Leave a Reply