Xikmadaha

0
280
  • Haddii aad isku daydo inaad dadka oo dhan raali geliso ogow qofna ma raali gelin kartid.
  • Aamusnaantu waa dahab; Sababtoo ah, Haddii aad hadasho waxaa laga yaaabaa inaad khalad gasho.
  • Haddii aanad dadka sabab u noqonayn dhoola cadayntooda, sabab ha u noqon murugadooda.
  • Ilma kasta oo dhashaa markiiba ma ordo, dadaalkuna waa sida wuu dhasha, kora oo socdaa.
  • Tartanka aad la gasho dadka kaa darajo hooseeyaa, hoos ayuu kuu dhigaa. balse tartanka aad la gasho dadka kaa sareeya , sare ayuu kuu qaadaa.

 

Leave a Reply