Aan ugurmano walaalaheena Maanka ka Buka ee Dhaxanta iyo xumadda Wehelka la ah

0
275

 

Hargeysa (Dawan) Qabowga 𝗗𝗵𝗮𝘅𝗮𝗻𝘁𝗮 iyo xumada darani waxay wehel u yihiin 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝘂𝗸𝗮.

Magaalooyinka waa weyn ee Somaliland waxaad ku arkaysa 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝘂𝗸𝗮, oo dabada galiyay 𝗴𝗶𝗱𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗿𝘁𝗮 hoosteeda, kuwaas oo aan haysan waxyaabaha nolosha mihiimka u ah sida 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮, 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗮𝗱𝗱𝗮, 𝗵𝘂𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝘂𝗻𝘁𝗮𝗱𝗮.

Bulshada Somaliland waxa ay hadda la daala dhacayaan xumad daran oo sariiraha jiifisay kumanaan isugu jira 𝗰𝗮𝗿𝘂𝘂𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗶𝗿𝗼𝗼𝗹𝗲, halka kuwa kalena ay geysay 𝗵𝗼𝘆𝗴𝗼𝗼𝗱𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗯𝘁𝗮 ahaa.

Dhakhaatiirtu waxa ay sheegeen in xumadu qofka ku ridayso 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗴 𝗹𝗮’𝗮𝗮𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝘁𝗮𝗺𝗮𝗿𝘁𝗮 qofka oo hoos u dhacaysa, taasina ay marmarka qaar sababayso dhimasho.

Haddaba sidaasi oo ay tahay qofkasta waxa la tacalaaya qofkiisi oo ama dhakhtar ku haya ama guriga ku baxnaaninaya, balse waxa jira 𝗯𝗼𝗾𝗼𝗹𝗮𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗕𝘂𝗸𝗮 oo markoodii horeba nolosha ku dhibba iyada oo 𝘅𝗮𝗻𝗻𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘅𝗶𝗴𝗺𝗮𝗱 𝗔𝗟𝗟𝗘, haatana ay ugu biirtan xumadda darani, taas oo aanay ciddina war u hayn dhibaatada ay ku hayso.

Qofka 𝗠𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝘂𝗸𝗮 ma sheegan karo xannuunka uu qabo, ee uu la ildaran yahay isla markaana uu 𝗴𝗶𝗱𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗵𝗼𝗼𝘀𝘁𝗼𝗼𝗱𝗮 kala soo jeedo isaga oo aad moodo 𝗾𝗼𝗿𝗶 𝘅𝗮𝗮𝗯𝗼 ah oo qalalay, balse waxa loo baahanyahay laguna eegaya bulshada ay ku dhex nool yihiin siday uga jawaab celiyaan daryeelkooda caafimaad.

𝗖𝗶𝗱𝗱𝗶 𝗺𝗮 𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗼, 𝗰𝗶𝗱𝗱𝗶 𝗺𝗮 𝘁𝗮𝗯𝘁𝗼, 𝘁𝗶𝗿𝗶𝗸𝗼𝗼𝗯 𝗹𝗮𝗴𝘂𝗺𝗮 𝗵𝗮𝘆𝗼, inta u dhimatay xumada ee 𝗠𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗕𝘂𝗸𝗮, balse waxa jira warar sheegaya in qaar ka mida 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝘂𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝘂 𝗴𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗼𝗼𝗱𝗲𝗲𝗻 𝘅𝗮𝗻𝗻𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮 𝘅𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮, iyada oo ay intaasiba jirto dhibaatooyinkaasi isku biirsadeen ayaa hadda waxa la galay 𝗯𝗶𝗹𝗶𝗵𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗯𝗼𝗼𝗯𝗮 𝘀𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱𝗸𝗮,  waxaana xilliyada danbe ee habeenkii soo dhaca qabow aad u daran.

𝗚𝗮𝗯𝗮’𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗶𝗶.

Ujeedka qoraalkaygu waxa uu yahay 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗕𝘂𝗸𝗮, ee xumadu heshay ee haddana dhaxantii u soo gashay innaga ayaa la inagu eegaya in aynu wax u qabano ee aynu u 𝗴𝘂𝗿𝗺𝗮𝗻𝗼 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗲𝗲𝗵𝗮𝗻𝗮 𝗜𝗟𝗟𝗔𝗔𝗛𝗘𝗬 𝘅𝘂𝘀𝗸𝗼𝗼𝗱𝗶𝗶 𝗸𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆 iyo 𝗴𝗶𝗱𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗷𝗶𝗶𝗳𝗮 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗵𝗮𝗴𝗮 𝘅𝘂𝗺𝗮𝗱 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗵𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝘅𝗮𝗻𝘁𝘂 𝗱𝗶𝗹𝗶𝗻, sidoo kale waxa xarumaha dadka Maanka ka buka ee magaalada Hargeysa iyo guud ahaan gobollada dalka aan ka 𝗰𝗼𝗱𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮 in ay hoos u eegaan duruufaha qalafsan ee ku gadaaman walaalaheena 𝗠𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗯𝘂𝗸𝗮, in ay ururiyaan isla markaana u fidiyaan 𝘅𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻𝗲𝘆𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝗿𝘆𝗲𝗲𝗹 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱, waa intaas oo ILLAAHEY caafimaad ka siiyo, isla markaana aynu shimbir u noqono.

Leave a Reply