Ilaalinta Caafimaadak Kelyahaaga

0
262

Daraasado cilmi ah iyo talooyin badan oo laga sameeyay dhinaca caafimaadka kelyaha ayaa ku taliyay in qofka uu raaco talooyinkan si uu u ilaaliyo caafimaadka keliyihiisa:

  • Waa inuu qofku badsadaa cabidda biyaha. Waa in aanu maalintii ka badsan Milixda uu isticmaalayo 5 gm.
  • Waa in aanu kaydida kaydsan marka ay qabato.
  • Waa in aanu qofku isticmaalin sonkor badan
  • Waxa kale oo loo baahan yahay in aanu qofku badsan subagga.
  • Shaah laftiisa ayay daraasaddu sheegtay in aan aad loo badsan.
  • Waxa kale oo darasaadduu ka digtay isticmaalka badan ee dawooyinka xanuunka yareeya ee loo yaqaan xanuun biiye (Antipain).

 

Leave a Reply