Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed,Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ahna Afhayeenka Xukumada Mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi)
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Axmed Cabdirisaaq Diiriye
Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Xuseen Faarax Xiirane
Komishaneerka Haayadda Shaqaalaha Dawladda Maxamed Axmed Xasan Jabarti
Xildhibaan Xasan Cumar Weyne oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland
Oday Cabdinuur Maxamed Nuur
Dhamaan masuuliyiintaas kala duwani waxa ay dhambaal tacsiya u dirayaan qoyskii, ehelkii, qaraabadii iyo guud ahaan Qaranka JSL ee uu ka baxay alle ha u naxariistee Maxamed Caw…