Qiimaha Qofka iyo Kibirka!

0
394

Yaxye binu Muciin waxa uu yidhi : “ waligay ma arag qof ka wanaagsan Imaam Axmed Binu Xanbal.  Waxaanu saaxiib ahayn muddo 50 sano ah, weligii muu noogu faanin wanaaga iyo khayrka uu Allah siiyay!

Waxa uu odhan jiray Allah ha naxariistee :” waxa aanu nahay dad sabool ah.

Isdhuldgiga iyo Tawaaduca:

Hantida ka dhigaysa mid kibir badan, waa caydh” , Cilmiga ka dhigaya mid dadka ka sareeya , waa jaahilnimo, mansabka ka dhigaya qof isla weyn, waa burbur, Awoodda ka dhigaysa mid xoog badan waa ducfi, (liidasho) . Hodantinimada, saraynta, aqoonta waxa laga helaa kuwa aan is kibrin

Leave a Reply