Caalamka Iyo Dagaaladii Adkaa!

0
190

Dagaalkii taariikhda dunida ugu dhimashada badnaa ayaa noqday dagaalkii labaad ee dhacay 1939 – 1945, kaasi oo lagu jebiyay gaashaanbuurtii Hitler ee Jarmalka. Waxaana la sheegay inay dagaalkaasi ay ku dhinteen 56 malyuun oo Ciidamadii dagaalamaya ahaa, iyadoo markii danbe ee dagaalku istaagayna ay dhinteen kuwo badan oo kale.

Waxa kale oo la sheegay in shacbiga ku dhintay iyana ay gaadheen 60 malyuun oo qof . waxaana lagu soo koobaa in dadkii dunida wakhtigaasi ku noola ay dhinteen 2%.

 

Leave a Reply