Qaabka Hurdada Iyo Xanuunada!

0
131

Daraasado badan ayaa xaqiijiyay in qofku marka uu hurdo uu mar kasta u halis ugu jiro inuu faalig ku dhaco, waxaana aay sheegeen inay taasi sabab u tahay qaabka qofku u hurdo iyo jidhka oo ka hortagaya wixii debeda kaga imanaya.

Sida ku cad maqaal lagu daabacay Wikipedia oo ku saabsan riyooyinka iyo arimaha jidhka debedda kaga yimaada wakhtiga hurdada ayaa cadayeey in  Sababta ugu weyn ee keenta Faaliga ay tahay dheecaanka hoormoonka qanjidhada ee caawiya hurdada oo unugyada neerfiyada ee lafadhabarta u dira tilmaamo kuwaasi oo iyana keena in jidhku galo nasasho ka dib markii uu dhiigu gaadhi waayo qaybaha jidhka qaarkood, taasi oo faalig “ paralyzed”  qaybo jidhka ka mid ah.

Waxaana fiican marka qofku seexanayo inuu si wanaagsan oo jidhka uu dhiigu kuwada gaadhayo u seexdo, iyo weliba inuu dhinaca midigta u seexado si wadnuhu dhiig ku filan u helo isla markaana aanu culays xad dhaaf ahi ugu dhicin.

 

 

 

 

Leave a Reply