Jadwalka Kulamada Afar-dhamaadka Tartanka Kooxaha Degmooyinka Caasimadda

0
242

Xidhiidhka kubadda cagta ayaa soo saaray jadwalka afar dhamaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka caasimadda.

Tartankan oo socday muddooyinkii dambeeyay, isla markaana ay isku arkayeen kooxaha ka dhisan siddeeda degmo ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa isugu soo hadhay afar kooxood, halka afar kooxoodna ay ku hadheen wareeggii koowaad ee is araga ahaa

Leave a Reply