Xikmadaha

0
297
  • Bartanka wakhtiga adag ayaa fursadaha laga helaa.
  • Noloshu waa sida baaskiilka, si aanad u dhicin waa inaanad socodka joojin.
  • Qofka aan weligii khalad samayn, weligii wax cusub inuu abuuro iskuma deyin.
  • Dhibaatada xal uma noqoto isla wadadii iyo fikirkii aan guuldarada keenay, bedel.
  • Aqoonta waxa laga kasbadaa waayo aragnimada.
  • Ka hor tartanka baro sharciyadeeda waxaad noqon doontaa kan loogu jecel yahay.
  • Xikmadu waa inaad qorshayso waxaad samayn doonto, aqoontuna waa inaad taqaan sida aad u samayn doonto, guushuna waa inaad ku dhaqaaqdo samaynteed”
  • Aamuska wuxu ku barayaa dhegaysiga wanaagsan kaasi oo aanay helin dad badani. Isku day inaad hesho weligaa xikmadaasi, kumana fashilmaysid dadaalkaaga wakhti kasta iyo meel kasta”. Ibrahim Fiqi

Leave a Reply