Jadwalka Tartanka Horyaalka Horyaallada (Somaliland Champions League)

0
1508

Xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa soo saaray jadwalka kulamada horyaalka horyaallada (Somaliland Champions League) oo todobaadkan bilaabmi doona.

Qoraal ay soo saareen shalay ayay xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ku shaaciyeen jadwalka kulamada horyaalka horyaallada (Somaliland Champions League), waxaanu u dhignaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here