Dalxiisku Waa Dakhligeeda Muhiimka Ah!

0
216

Magaalada Dubai aya noqotay magaalooyinka ugu cidhiidhisan dunida , ka dib marka sanadkii ay dalxiis iyo boqoshooyin iyo hawlo ganacsi u yimaadaan dad gaadhaya 7 Malyuun oo qof.  Dalxiisayaasha ayaa ah dakhliga ugu muhiimsan ee Dubia iyadoo sanadkii 2020 kii, ay dalxiisayaal gaadhaya 5.5 milyan ay booqdeen Dubia.

Dubai waxa ku yaal Minaaradda ugu dheer dunida, Huteelka dunida ugu qaalisan, Internetka ugu xawaaraha badan dunida. Wiishka ugu dhakhsaha badan, Haro gacmeedka dunida ugu weyn iyo muuqaalo kale oo badan oo soo jiita dalxiisayaasha.

Dubai  dadka ku nool 53% waa dad Hindi ah oo haysta dhalashada Hidniya. 17 % waxa haystaan dhalashada Imaaraadka, iyagoo 30%  hadhay aya yihiin kuwo sita dhalashada dalal kale . Dubai waxa lagu tiriya mid ka mid ah magaalooyinka ugu nolosha wanaagsan dunida, waxaana sabab u ah iyadoo qof kasta oo doonaya inuu dego ama maalgeliyo la siiyo degenaansho (Iqaamad)

Leave a Reply