Xikmadaha!

0
460
  • Si aad nolosha u bedesho waa inaad habka aad u fikirto bedesho
  • Si aad guul u gaadho naftaada xakamee, kana adkow, taasi waa gaadhida guusha Aduun iyo aakhiro.
  • Qof kasta dhibka ku haysta ha u sheegin maxa yeelay dadka  15% ayaa kula dareena, 85%  waxay  ku raaxaysanayaan dhibka ku haysta.
  • Wakhti waa lacag kaash ah oo aad haysato u xafid sida aad iyada u ilaaliso.
  • Noloshu isma bedesho, qofka ayaa bedela, ku dadaal inaad nolosha habayso.

Dadku waa laba nooc kuwo rajo iyo damac ku jira iyo qayb qorshe iyo ujeedo leh, waana ku guulaysta

Leave a Reply