Dawada Shakiga Iyo Cabsida Khayaaliga Ah!

0
341

Mr.Nayef  waa maamule ku xigeenka shirkad Teknoolajiyadda ka shaqeysa, waxa uu maamulaa hanti aan ka yareyn Hal-bilyan oo dolar. Nayef waxa uu si fudud horumar uga sameeyay shaqadiisa. dadku aad ayay u jeclaayeen,

laakiin waxa uu dhageystay weedho maskaxdiisa aaminsan tahay oo ahayd in aanu ahayn qof wanaagsan, shaqadan uu hayo  aan u qalmin.

 

Nayef waxa uu gaadhey heer go’aannadii gacansiga ahaa ee uu sida fudud uu ku gaadhi jiray ay ku adkaadaan, kalsoonidii uu naftiisa ku qabayna ay yaraato. Fikradahani khaldan waxay burburiyaan horumarka qofka iyo kan guud labadaba. Cabsida iyo shakiga khayalaiga waxa dawadiisu tahay in qofku badiyo Allah (sw) cabsidiisa, isagoo salaadda faralka ah wakhtigooda ku tukada masaajidka, sunayaasha sida Salaadda saqda shexe xoojiya. Soonka maalamaha Isniinsta iyo khamiista ama bishii 3 maalmood sooma. Dhamaan xumaanta ka fogaada sida xasadka, xanta, beenta, tuugada iwm.

 

Leave a Reply